Calanka Dagmada
Waa astaanta lagu garto Dagmada Gubadley, waa calanka ugaarka ah ee Dagmada leedahay
Bogga rasmiga ah
Warar, adeegyo, mashaariic iyo xiriirka Maamulka Degmada Gubadley, Muqdisho.
Waa astaanta lagu garto Dagmada Gubadley, waa calanka ugaarka ah ee Dagmada leedahay
Waxa xafiiska degmada u qabto dadweynaha iyo ganacsatada.
Mashaariicda socda iyo kuwa la dhammaystiray ee degmada oo dhan.
Xaaji-Cabdi — 1,058 goob dejin oo loogu talagalay qoysaska barakacay
Xaaji-Cabdi — dugsi bilaash ah oo loogu talagalay carruurta qoysaska dib loo dejiyay
Gubadley — suuq casri ah oo la furay 10-ka Diseembar 2023
Muuqaallo ka soo baxay dhacdooyinka iyo mashaariicda degmada.
Sawirrada munaasabadda dhagax-dhigga mashaariicda Xaaji-Cabdi, 12 Sebtembar 2026. Sawirka: Deg Gubadleey (Facebook), 12 Sebtembar 2026.








