Calanka Dagmada
Waa astaanta lagu garto Dagmada Gubadley, waa calanka ugaarka ah ee Dagmada leedahay
Qaybta
Wararka guud ee degmada
Waa astaanta lagu garto Dagmada Gubadley, waa calanka ugaarka ah ee Dagmada leedahay
Suuq, masaajid, xarun waaxeed iyo MCH oo loogu talagalay qoysaska dib loo dejinayo — dhagax-dhiggii 12 Sebtembar 2026.
1,058 goob dhul oo lacag la’aan ah, dugsiyo la dhammaystiray, biyo iyo koronto — kormeerkii 31 Agoosto 2026.
Taliyaha NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa 19-ka May 2026 kulan amni la qaatay odayaasha, culimada iyo ganacsatada Gubadley.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa 29-ka Abriil 2026 magacaabay guddoomiye cusub oo degmada hoggaamiya.
Kooxda Gubadley ayaa 8–6 kaga guuleysatay Kaaraan, waxayna u gudubtay finalka tartanka Ramadaanta ee SNTV.
Booliiska iyo bulshada Gubadley ayaa 3-da Oktoobar 2025 bandhig wadajir ah ku qabtay degmada, si loo xoojiyo iskaashiga amniga.
Gubadley iyo Heliwaa ayaa ka qaybgalay tartanka kubbadda cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir, oo la furay 8-da Sebtembar 2024.
Dugsi cusub ayaa bishii Sebtembar 2024 laga furay Waaxda Xaaji-Cabdi ee Degmada Gubadley.
Maamulka iyo bulshada Gubadley ayaa 26-ka Juun 2024 u dabbaaldegay maalinta xorriyadda.
Wareegto Madaxweyne oo 19 May 2024 soo baxday ayaa Gubadley ka dhigtay degmo ka mid ah Gobolka Banaadir.
Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ayaa 2-da May 2024 dhagax-dhigay waddo laami ah oo dhex marta Kaaraan iyo Gubadley.