Bogga Hore › Warar 17 Sebtembar 2026 Maamulka Degmada Gubadley Calanka Dagmada Waa astaanta lagu garto Dagmada Gubadley, waa calanka ugaarka ah ee Dagmada leedahay Kii hore Sawirro: Dhagax-dhigga Xaaji-Cabdi
Warar 12 Sebtembar 2026 Dhagax-dhigga mashaariicda dib-u-dejinta Xaaji-Cabdi Suuq, masaajid, xarun waaxeed iyo MCH oo loogu talagalay qoysaska dib loo dejinayo — dhagax-dhiggii 12 Sebtembar 2026.
Warar 31 Agoosto 2026 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray dib-u-dejinta Xaaji-Cabdi 1,058 goob dhul oo lacag la’aan ah, dugsiyo la dhammaystiray, biyo iyo koronto — kormeerkii 31 Agoosto 2026.
Amni 19 Maajo 2026 Taliyaha NISA oo kulan amni iyo wadatashi ah la qaatay bulshada Gubadley Taliyaha NISA Mahad Maxamed Salaad ayaa 19-ka May 2026 kulan amni la qaatay odayaasha, culimada iyo ganacsatada Gubadley.