Degmada Gubadley

Hoggaanka Degmada

Hoggaanka Maamulka Degmada Gubadley: Guddoomiyaha, ku-xigeennada iyo Xoghayaha Fulinta.

Yuusuf Muuse Guure

Guddoomiyaha Degmada Gubadley

Yuusuf Muuse Guure

Waxaan si diirran idiin soo dhaweynayaa bogga rasmiga ah ee Maamulka Degmada Gubadley. Degmadeennu waa degmo cusub oo rajo iyo hawl badan leh; waxaan u heellan nahay in aynu wada dhisno degmo nabad ah, nadiif ah oo adeegyada bulshada u fidiya si hufan oo cadaalad ah.

Col. Yuusuf Muuse Guure waxaa Guddoomiyaha Degmada Gubadley u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), 29-ka Abriil

Akhri fariinta soo dhaweynta