> ## Content Index
> Fetch the complete content index at: https://gubadley.com/llms.txt
> Use this file to discover other available public pages before exploring further.

# Waaxda Dhulka & Hantida
- URL: https://gubadley.com/waaxda-dhulka-iyo-hantida/
- Published: 2026-05-01T07:00:00.000Z
- Updated: 2026-05-01T07:00:00.000Z
- Description: Diiwaangelinta dhulka, ogolaanshaha dhismaha iyo xallinta khilaafaadka
- Author: Maamulka Degmada Gubadley
- Tags: #waax

Diiwaangelinta dhulka, ogolaanshaha dhismaha iyo xallinta khilaafaadka.

## Adeegyada

- Diiwaangelinta iyo caddeynta lahaanshaha dhulka
- Ogolaanshaha dhismaha
- Xallinta khilaafaadka dhulka
- Kormeerka dhismayaasha

## Xiriir

Waaxdu waxay ka shaqaysaa xarunta degmada maalmaha shaqada. La soo xiriir xafiiska degmada ama u isticmaal foomka [Nala Soo Xiriir](https://gubadley.com/nala-soo-xiriir/).